Abaal-laawe_27-07-2016
Maansadan koobane ABAAL-LAAWE, waxay soo baxday 27-07-2016, waxay ku saabsantahay saaxiibkay iyo walaalkey Salaad iyo nin si xun uga abaal dhacay, waxayna leedahay:
Abaal yuuba soo gudin, waxna tarin Ayeydiye,
suu aayihiisiyo, Amuuruhu u toosaan,
Ruuxii abaabuley, u eedoobay awgiis,
Ruuxa oofa gooyee ▸ Read More...