Baro Carabiga

BARO CARABIGA

Damaa'irta ama magac u yaallada carabigu waa 12, una kala baxa hoos ahaan sida caadiga ahba 3 qaybood oo ah qofka 1aad oo 2 ah, qofka 2aad oo 5 ah iyo qofka 3aad oo 5 ah, sida guudna waxay u kala baxaan kuwo gaar u istaaga iyo kuwo aan keligood istaagi karine ficilka ku xirma ..

SII AKHRI

Additional information