Hadduu horin u hiishiyo hadduu uunka wada haysto, midad hiifto baan weligi helin wuxu u haaraaye, haadi'ow halkii roon adaa heli karaa taase
HomeClanderaamaguulHadraawiDhoodaan TacsiMakananMakanan2GalayrQuruxDareenjiiteSomalifansAminartsBBC
LINKS

Home

aamaguul

Amaguulb

aamaguulb2

aayatiin

Aminarts

Aljazeera

Allmudug

Allidamaale

Allmuqdisho

Allpuntland

Allsbc

Axyaawadani

BBC

Boorame

Cadaalada

Calanka

Caliyaale

Casuura

Ceelbuur

Daruur

Dayniile

Galayr

Gololey

Hiiraan

Hillaac

Homeland

Hornafrik

Horseedmedia

Huriwaa

IiRoon

Jamhuuriya

Jowhar

Jidbaale

Jirac

Kismaayo

Lughaya

Manhaj

Miisaanka

Muuqaal

Puntlandgoft

Qaranimo

Shabelle

Shacabka

Shacabkamedia

Somalidoon

Somalifans

Somalland

Somalimirror

Somalinews

Somalitalk

Warkadalka

Warkii

Xiriiriye

Xogsheeg

Xudayfib

Xudayfigb

BURI MIDGAANKA
Buri midgaanka oo soo baxday 09-06-2005 waxa ay ka hadlaysaa sida soomaalida maanta jirtaahi badankeedu labo shey kii xun ay u jecelyihiin, iyo in hooyadii ilaahey sheegay in ay xaqa 1aad, 2aad iyo 3aad iyadu iska leedahay aabbuhuna SII AKHRI
ALLOW YAA GABOOYAHA YIRAA
Gabaygan yar ee Gabooyaha waxan alle ku weydiisanayey inuu dadka is qaadqaada ee wax aysan ahayn is mooday uguna horrayso beesha la igu tiriyo uu xilalka iyo mas’uuliyadda dalkeenna ka ilaaliyo, nooguna dhiibo kuwa la xaqiro ee lugu xaqiro wanaagga iyo shaqada ay dalka & dadka u qabteen darteed SII AKHRI
QABIIL WAA RAGAAD
Maansadan Qabiil waa ragaad oo soo baxday 15-03-2005, waxa ay soomaalida iyo ciddii aan markaas la hadlayeyba ku boorrinayey in aanay hantida guud kala yeelan ee wada yeeshaan, oo daa iyagee in ay dadyow kale dunida ka doontaan oo ay soo dhaweeyaan mar haddii aanay wax u dhimayn, qof kasta oo dembi ka galayna aanay carruurtiisa u dakanayn, haddaba adiga oo si wanaagsan u fahmi doontid waa tan maansadii Qabiil waa ragaad:- SII AKHRI
DAMEERAHA
U DIRNAXA DAMEERAHA oo soo baxday 25-08-2005 waxay in yar ka taabanaysaa dhibaatooyinka xad dhaafka ah ee lugu hayo dameeraha iyo gebi ahaanba Daabbaadka SII AKHRI
AJA
Nin walbaa inuu neefsadoo naaxo wuu rabaye, Nin ibliiski naanaabiyaa diidey nabaddiiye, haddii nabad la waayaana waa nololi kaa dheere, inta miyir ku naalootabey naca qabiil baaska! 1 | 2 | 3 | 4 | 5 | 6 | 7 | 8 | 9 | 10 .
REER GEELLE TUUR
REER GEELLE TUUR oo soo baxday 23-03-2005 waxan tiriyey mar uu oday igu yiri wiilyohow waxan aad waddo nagala tag, qabiil wax ka fiican ma jiro oo qabiil xoog leh baad ka dhalataye haddii aad ka dhalan lahayd qabiil yar waxa aad ogaan lahayd qiimaha uu leeyahay qabiilkaaga weynu, laakiin nasiib darro dheregta qiimaheeda ma ogaan kartid haddii aadan SII AKHRI
08MASAAFO
MASAAFO oo soo baxday 06-07-2008 waxay ku saabsantahay dhibaatada kala haysata somaalida iyo masaafada, iyo dulumka lugu hayo gabdhaha iyo sida guurkii loo cirib tiray, iyo in ninka inuu guursado doonaya ay lagama maarmaan tahay in uu maro dhibaato badan oo aan cidna dani ugu sugnayn, haddaba yaanan hadal kugu daaline waa tane ka bogo maansadii masaafo oo soo baxday 06-07-2008 SII AKHRI
08DULMI LOO GARBIYO
Maansadan dulmi loo garbiyo oo ahayd 27-02-2007, waxay ku timid berigii ururkii maxkamadaha la magac baxay ay jebiyeen kuwii ka soo hor jeedey, ee intii maxkamadaha necbayd guul u aragtay ayaan Bas ka raacay Baar Ubax, waxana darawalku shitay hees uu weliba aad u dallacay, markaa baan ku iri shufeerkii.. SII AKHRI
08Ninya naag
Ninya naagi nabad may ahayn teerya nabi aadam, oo midbaa nuxuusnimo wadiyo hoos ka nudiddaase .. SII AKHRI